Madaxweyne Deni oo Magaacabay Guddi wasiiro ah iyo faahfaahin laga bixiyey

Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa guddi u magacaabay dabagalka hirgelinta fursadaha maalgeshi iyo shirkadaha maalgashi ee Puntland Guddigan oo ka kooban xubno ka tirsan Golaha wasiirrada Puntland, ayaa waxa uu madaxweynuhu faray inay la shaqeeyaan Shirkadaha maalgashi iyo kuwa balanqaadyada la galay Puntaland. Afhayeenka Madaxtooyada maamulka puntland Jaamac Yuusuf Jaamac (Jaamac Deperani) … Continue reading Madaxweyne Deni oo Magaacabay Guddi wasiiro ah iyo faahfaahin laga bixiyey